Maxkamada ciidamada oo Xukun ku riday ragii ka dambeeyay dilka Shaafici Xaaji Diiriye

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukuno kala duwan ku riday labo askari oo katirsanaa ciidanka dowlada oo dhawaan magaalada Dhuusomareeb ku dilay nin dhalinyaro ah oo aad looga yaqaanay magaaladaasi. Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay, Maxamed Cabdi Nuur Geeddi (Madax-yareey) oo lagu helay in uu si bareer … Continue reading Maxkamada ciidamada oo Xukun ku riday ragii ka dambeeyay dilka Shaafici Xaaji Diiriye